Isku xirrada

Somali Ku Dhimatay Duqeynta iyo Dagaalka Suuriya


Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday agagaarka magaalada Caasimadda ah ay ku dhintee dhowr qof oo Somali ah, Iyadoo duqeyn shalay ay ka geysteen dayuuradaha dagaalka ee Dowladda magaalada xuduudda ah ee Cazas oo ay mucaaradka maamulaan, ay ku dhinteen ugu yaraan 20 qof labaatameeyo kalena ay ku dhaawacmeen.

Dhinac kale ururka Jaamacadda Carabta ayaa xubinimadii ururkaasi ee 57 xubnood aha ka joojiyay dalka Suuriya xalay goor dambe.

Warbixin uu wariyaha VOAda Xuseen Cusman Xuseen Saxnuuni ka soo diray magaalada Qaahira halka hoose ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG