Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mo Farah oo Wareysi Gaar ah Siiyey Idaacadda VOA


Orodyahanka reer Britain ee asalkiisu Soomaaliga yahay ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA waxa uu kaga hadlay guushii uu gaaray.
Mo Farah waxa uu ka hadlay dadaalkii uu u soo maray guushan uu gaaray, isaga oo sheegay in aanu marnaba filaynin in uu labo billaadood oo dahab ah uu ka qaadi doono Olympic-ga London.
Waxa uu ka hadlay inuu aad ugu mahad celinayo Soomaalida oo dhan meel kasta oo ay jogaan. Waxa kale oo uu sheegay in taakuleyn ka geysan doono ciyaaraha fudud ee Somalia.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00
XS
SM
MD
LG