Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ka Hadlaysa Guusha Mo Farah


 Mo Farah oo mar kale billadda dahabka ah ku guuleystay
Mo Farah oo mar kale billadda dahabka ah ku guuleystay
Orodyahanka asalkiisu Soomaaliga yahay ee u orda dalka Boqortooyada Britain Maxamed Faarax, loona yaqaano MO Farah ayaa xalayto markale ku guulaystay billad dahab ah, kadib markii uu ku guulaystay Orodka 5,000 meter ee ciyaaraha Olypic ka caalamka ee London ka socda. Mo Farah wuxuu todobaadkii hore ku guulaystay 10,000 ee meter oo uu ku qaatay billad dahab ah.

Barnaamij gaar ah hoosta ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00
XS
SM
MD
LG