Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Jibriil Ibraahim Cabdulle


Jibril Abdulle
Jibril Abdulle
Barnaamijka Martida Makaroonka ee todobaadkan waxaa marti noogu ah Madaxa Hay’adda Cilmibaarista iyo Wadatashiga (CRD) Jibriil Ibraahin Cabdulle oo ku sugan magaalada Magadishu.

Mr Jibriil, waxa uu barnaamijka uga waramayaa arrimo dhowr ah oo ay ku jirto xaaladda siyaadda Soomaaliya ee waqtigan iyo isbedelka dalka haatan ka socda ee xilliga kala guurka.

Halkan hoose ka dhagaysro barnaamijka oo dhamaystiran.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:16:01 0:00
XS
SM
MD
LG