Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gargaarka iyo Sharciga Argagixisada


Kulan ay soo qabanqaabisay hay’adda la yirahdo the charity and the Security Network oo marka magaceeda la soo gaabiyo la yirahdo (CSN) oo looga hadlayay arimaha gargaarka Somalia, saameynta talaabooyinka Mareykanka ee la dagaalanka argagixisada ay ku yeelan karaan gargaarka bani aadnimo, horumarinta, iyo dhismaha nabadda goobaha ay colaaduhu ka jiraan sida Somalia oo kale, ayaa xalay lagu qabtay xafiiska Aqalka Senateka Mareykanka ee magaaladan Washington.


Warbix ka hadleysa arintaasi halkan hoose ee qoraalkeena ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG