Saturday, May 25, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 16:57

Daawo: Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London

Loading
12:00:00 / -:--:--

Barnaamijyada


Sawirro. Daraasad ku Saabsan Caanaha Geela

  • Nicholas Karubiu oo ka mid ah dhakhaatiirta xoolaha oo la jooga Geel lagu xanaanneeyo Xaruunta Cilmi baadhista ee (Mpala Research Centre) oo ku taala, Laikipia District, Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Dhakhtarka xoolaha Nicholas Karubiu (midig) iyo Maamulaha xaruunta Mpala Mr Jerimiah oo dhiig ka qaadaya Geel. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Geela oo lagu sii wado Xaruunta Cilmi baadhista ee (Mpala Research Centre) oo ku taala, Laikipia District, Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Mid kamid ah Geeljirayaasha Xaruunta oo la ciyaaraya neef geela. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Shirkadda Vital Milk Camel Ltd.oo ku taalla  Nanyuki waa shirkadda kaliya ee lagu farsameeyo caanaha geela ee dalka Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Caanaha Geela oo loo wado warshad . (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Margaret Kinnaird oo ku xeel dheer xanaanada xoolaha oo diwaangalinaysa xaaladda caafimaad ee Geela (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Geeljire raacaya Geel. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
  • Geel daaqaya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

Xulka

  • Warbixin: Muranka Maamulidda Hawada Somalia

    Tan iyo markii todobaadkii tagay ay Dawladda Federaalka ah ay shaaca ka qaadday in Qaramada Midoobay ogolaatay in lagu soo wareejiyo maamulka hawada Somalia, ayaa waxaa jira doodo la xidhiidha qaabka loo soo wareejinayo maamulka hawada. Faahfaahin

    Warbixin: Dareenka Ehelada Minnesota

    Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii hore lagu riday 9 qof oo Soomaali ah dacwado la xiriira ururka Al-Shabab. Sagaalka qof ayaa iskugu jira 7 rag ah iyo 2 dumar ah, waxaana lagu riday xukunno u dhexeeya 2 sano ilaa 20 sano. Faahfaahin
  • Keith Ellison oo Waraysi Gaar ah Siiyey VOA

    Keith Ellison oo ah xubin ka tirsan Aqalka Congress-ka Maraykanka, ayaa sheegay in loo baahan yahay in dawladda Maraykanku ay ka faa’iidaysato fursadda ka Jirta Soomaaliya ayna degdeg wax ula qabato dawladda Soomaaliya. Faahfaahin

    Denmark: Maxkamad Xukuntay Wiilal Soomaali ah

    Maxkamad ku taalla wadanka Denmark ayaa Laba wiil oo dhalinyaro ah oo walaalo ah waxa ay ku kala xukuntay lix sano iyo laba sano oo xarig ah, ka dib markii lagu helay dacwad ah inay la tababarteen urur argagixiso. Faahfaahin